Diwaanka Siinley

Author(s): Yuusuf Cismaan Cabdille (Shaacir)

Suugaan

Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan, xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu ka jiray Soomaaliya oo askartii xukunka qabsaday wax kasta oo xorriyad ahba ay daaha u rogeen. Dadku way werwersanaayeen, waxa se arrinta waji gaarah siiyey Af-Soomaaligii la qoray, taasoo keentay in aan wixii la tiriyo la odhan uun ee lana qoro.Maxamed Cabdillaahi Riiraash

8.75 USD

RRP 10.00 USD (12% off)

Stock: 2

Add to Cart


Add to Wishlist


Product Information

General Fields

  • : 9781648263965
  • : Primedia eLaunch LLC
  • : Hachette Digital
  • : 20 October 2022
  • : books

Special Fields

  • : Yuusuf Cismaan Cabdille (Shaacir)
  • : Paperback