Sooyaalka Fanka Iyo Hobollada Jabuuti by Cabdalla Xaaji Cismaan
10.00 USD
Category: Suugaan
Maan Rag Aragtaye Maskax Dumar Dhawr by Siciid Maxamuud Gahayr
10.00 USD
15.00 (33% off)
Category: Suugaan
Dhiganaha Maan Rag Aragtaye Maskax Dumar Dhawr. waxa uu xambaarsan yahay tixdii iyo taariikhdii Alle ha u naxariisto'e Abwaan Nimco Aadan Hurre (Gabaydo). Waxa ku jira maansooyin kala duwan oo isugu jira qiimaha haweenka, doorka hooyada, jacayl, waddaniyadda iyo Arrimaha bulshada.Haddii in badan aynu ak ...Show more
Diwaanka Siinley by Yuusuf Cismaan Cabdille (Shaacir)
8.75 USD
10.00 (12% off)
Category: Suugaan
Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan, xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu ka jiray Soomaaliya oo askartii xukunka qabsaday wax kasta oo xorriyad ahba ay daaha u rogeen. Dadku way werwersanaayeen, wax ...Show more