Samo Sheeg by xasan sh. muuse sii arag; Hiil Press
8.45 USD
Category: Af Somali
"Wakhtigii aan bilaabay buugan aniga oo ka warramaya waxyaabihii igu dhaliyay waxa ka mid ah in dadkeeni hore aanay lahayn qoraal rasmi ah oo ay waxku ururiyaan dabadeedna sidaas ay ku luntay suugaan badan oo ay lahayeen dadkii hore ayay iigu muuqatay in aan buugan ku qoro qaar ka mid ah suugaan aan tir ...Show more
FOOLAAD Sooyaalkii M. Mooge 1944-1984 by Cabdikariim Xikmaawi
14.95 USD
Category: Taariikh Nololeed
Caashaqa Hortii Cilmiga Baro by Sagal Jaamac Cawil
10.00 USD
12.00 (16% off)
Category: Af Somali
Dharaaraa Ina Soo Marey by Boobe Yuusuf Ducaale
11.25 USD
36.09 (68% off)
Category: Af Somali
Dalmar by Burhaan M. CALI Baalle
8.50 USD
Category: Af Somali
Sheekada ku qoran buuggan la magacbaxay Dalmar waa qiso ku saabsan qoysas Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan u kala lumay berisamaadkii. Burburkii iyo qaxii dhacay ayaa sii adkeeyey is heliddooda. Sooyaalka nolosha Soomaalida ee nolosha qarfaha iyo qurbaha ayaa ka dhexmuuqata.Waa wiil barbaar ah oo "Dal ...Show more
habeennadii caddada by Abshir Umal
8.00 USD
Category: Sheekooyin
Dad badan ayaa is waydiinaya, waa kuma Destoevsky? Maxay tahay sirta ku duugan?Nin dhalinyaro ah oo Destoevsky la yidhaahdo ayaa kamid ahaa koox mufakariin ah oo xukun dil ah lagu oogay 23 Diiseembar sannadkii 1849. Rasaas nool in shafka lagala dhaco ayaa lagu xukumay oo ay geerida khasab ku dhadhamiyaa ...Show more