Maan Rag Aragtaye Maskax Dumar Dhawr
Author(s): Siciid Maxamuud Gahayr
Dhiganaha Maan Rag Aragtaye Maskax Dumar Dhawr. waxa uu xambaarsan yahay tixdii iyo taariikhdii Alle ha u naxariisto'e Abwaan Nimco Aadan Hurre (Gabaydo). Waxa ku jira maansooyin kala duwan oo isugu jira qiimaha haweenka, doorka hooyada, jacayl, waddaniyadda iyo Arrimaha bulshada.Haddii in badan aynu akhrinay suugaanta hal-abuurka labka ah, kani waa diiwaankii kowaad ee si gaar ah looga qoro dumarka Soomaaliyeed ee maansayahanka ah.
Product Information
General Fields
- :
- : Primedia eLaunch LLC
- : Hachette Digital
- : 01 November 2022
- : books
Special Fields
- : Siciid Maxamuud Gahayr
- : Paperback