XILKAS U HOGAAMI SI RAADEYN LEH
Author(s): Cabdikariim Cismaan Jaamac
Buugga ‘ Xilkas’ waxa qoray aqoonyahan Cabdikariin Cismaan Jaamac, oo ah khabiir caalamiya oo ku takhasusay kobcinta hoggaaminta, Istaraatijiyadda, iyo Tiknoolajiyadda. Si guud, buuggu waxa uu ka warramayaa hoggaaminta. Hoggaamintu way noocyo badantahaye noockasta oo hoggaaminta ah wax buu ka taabanayaa. Wuxuuba qoraagu cinwaan hoosaad buugga uga dhigay ‘ U hoggaami si raadayn leh.’
Product Information
General Fields
- :
- : Hiil Press
- : Hiil Press
- : 01 December 2022
- : books
Special Fields
- : Cabdikariim Cismaan Jaamac